Antonio Guterres oo War kasoo saaray weerarkii Al Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen gudaha xarunta Xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadam Cadde. Qoraal uu soo saaray afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Gutarres cambaareenayo weerarka khasaaraha badan dhaliyay ee lagu qaaday xarumo ku yaalla gudaha Garoonka … Continue reading Antonio Guterres oo War kasoo saaray weerarkii Al Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane